Agaasimaha Guud ee Hey'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Col, Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) ayaa kormeer ku tagay dhismaha Xarunta dhexe ee...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ka duulaya waajibaadkiisa korjoogteynta, la Xisaabtanka iyo xiriirinta shaqooyinka hay’adaha...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kulan gaar ah la qaatay madaxda...
Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug oo uu ka socdo qaban qabaada qabsoomida horyaalka degmooyinka Galmudug oo lafilayo in Sanadkaan ay...
Magaalada Geneva ee dalka Swaziland waxaa maanta oo Isniin ah ka dhacaya shirweyne dhaqaale loogu uruurinayo dalka Afghanistan kadib markii...
Wafdiga Wasaaradda oo uu hoggaaminayo uqaabilsanaha Arrimaha Bulshada Mashruuca Baxnaano Puntland ee Wasaaradda fuliso ahna Agaasimaha waaxda Sharciyada iyo Xariirka...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta dib ugu laabtay Magaalada...
Wasaaradda Caafimaadkaga Dawlada Gobaleedka Puntland ayaa maanta Deegaanada Puntland ka bilawday ololaha tallaalka COVID-19, waxaana ololaha uu socon doonaa Muddo10maalmood...
Wasaaradda Caafimaadka Galmudug ayaa Dhammaan Degmooyinka Galmudug ka bilaawday Ololaha iyo bixinta wajiga Seddexaad ee Tallaalka COVID-19. Shaqaalaha Wasaaradda Caafimaadka...
Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Shiikh Xasan iyo Maamulka Gobalka Mudug oo la kulmay Xubno ka socda Hay'adda IMC (International...
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS ahna ergayga u qaabilsan Soomaaliya Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC), Mudane...
Maareeye Ku-xigeenka Guud ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), Mudane Cabdiraxmaan Saciid ayaa ka qaybgalay Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS Mudane Hamza Haadoow, ayaa maanta kormeer ku...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa khudbad uu uga hadlayay horumarka Warbaahinta ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho