ku-simaha madaxwaynaha ahna Madaxwayne ku-xigeenka labaad ee Jubbaland Mudane Suldaan Cabdiqaadir Maxamuud, ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Jubbaland ku qaabilay Wafdi...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Koonfur Galbeed Mudane Maxamed Cusmaan jiidow ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabiley Mas'uuliyiin ka socdey hay'adda Save the...
Waxaa kasoo qeyb galay furitaanka Xafiiska Mas'uuliyiin Sare oo ka tirsan Dowlad goboleedka galmudug sida Xildhibaanno, Wasiiro, Maamulka Degmada, Saraakiil...
Midowga Afrika ayaa cambaareeyay afgembigii milateri ee ka dhacay dalka Guinea, wuxuuna ku baaqay in si degdeg ah loo sii...
Dowladda Turkiga ayaa cambaaraysay talaabadii Militariga Dalka Guinea xukunka kaga tuureen madaxweynihii dalkaas Alpha Conde. “Turkigu wuxuu ka soo horjeedaa...
Wiil uu dhalay hogaamiyihii hore ee dalka Liibiya Mucamar Al -Qadaafi ayaa laga sii daayay xabsi ku yaalla magaalada caasimadda...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo markii uu arkay warqadda sumaddeedu ay tahay XRW/314/9/2021 ee uu soo saaray...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa shaqo ka-joojin ku sameeyey agaasimaha hay’adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya Fahad...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlawe Xuseen ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socday Guddiyada Hirgalinta doorashooyinka Heer Federaalka,...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa ka qeybgalay furitaanka shir-weynaha Shaqada...
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS ahna ergayga u qaabilsan Soomaaliya Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC), Mudane...
Maareeye Ku-xigeenka Guud ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), Mudane Cabdiraxmaan Saciid ayaa ka qaybgalay Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS Mudane Hamza Haadoow, ayaa maanta kormeer ku...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa khudbad uu uga hadlayay horumarka Warbaahinta ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho