Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa maanta kulan la qaatay Guddiga Doorashada Baarlamaanka ee Hirshabeelle. Madaxweynaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa munaasabad ku qabsoontay Madaxtooyada Qaranka waxa uu kaga guddoomay Waraaqaha Aqoonsiga...
Maamulka dagmada Gaalkacyo iyo Wasaaradda haweenka iyo xuququl Insaanka Galmuudug ayaa maanta Qoys Soomaaliyeed oo danyar ah kuna dhibaateeysnaa Muddooyinkii...
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Gobaleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa shir guddoomiyey shirka Golaha Amniga oo looga arrinsaday dar-dargelinta sugida...
Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo ka duulaysa ka hortaga Khatarta caabuqa saf marka ah ee COVID-19 ayaa dhawaan ka soo saartay...
Shirkan ayaa Loo qabtey iskuduwayaasha Wasaaradda ee Gobolada iyo Degmooyinka KGS , Waxaana Ka qeybgaley Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Caafimaadka KGS...
Munaasabadan oo loogu dabaal dagayay sanad jirsiga dadaalka waxbarasho ee miyiga iyo u mahad celinta Dalada Dhalinyarada Gargaar oo qayb...
Cali Ibraahim oo mudo dheer Alshabaab u qaabilsanaa Caafimaadka Gobolka Galgaduud ayaa isku soo dhiibay Ciidamada Gorgor ee Galmudug ka...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji ahna Senatorka la soo doortay ayaa dalka Turkiga kaga qeyb galay Munaasabad Tababar...
Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay dhammaan hey'adaha kala duwan ee dowladda...
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS ahna ergayga u qaabilsan Soomaaliya Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC), Mudane...
Maareeye Ku-xigeenka Guud ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), Mudane Cabdiraxmaan Saciid ayaa ka qaybgalay Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS Mudane Hamza Haadoow, ayaa maanta kormeer ku...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa khudbad uu uga hadlayay horumarka Warbaahinta ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho