Ururka Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa ka digay in ay 236,000 oo qof u dhiman karaan xanuunka COVID-19 ee dalalka...
Wasaradda arrimaha gudaha iyo u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Dood Dadweyne oo lagu dhiiri galinaayo doorashooyin nabad ah in...
Tababarkan oo qaatay mudo labo isbuuc ah ayaa lagu tababaray shaqaalaha dab damiska degmada Cadaado oo gaaraya 10 shaqaale waxaa...
Ciidanka Amniga Puntland ee Puntland iyo ciidanka Daraawiishta ayaa hawl-gal wada-jir ah oo lagu sugayo amniga ka sameeyay deegaanada kala...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 67xaalado...
Waxaa maanta Magaalada Kismaayo loogu soo gaba-gabeeyay tababar ku saabsan la Tacaalidda xaaladaha deg-dega ah ee dhallaanka oo loogu talagalay...
Wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji, ayaa maanta ka qeybgalay kulan fogaan arag ee AU...
Guddomiyiha Golaha Shacabka Baarlamanka Jamuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan Ayaa Ka Tacsiyadeeyey Geerida Naxdinta Lahayd ee ku...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo dib-u-heshisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta Daahfurtay Kulanka Doorka ardayda Jaamacadaha iyo Macalimiintu ku...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo la kulmay Guddiyada Doorashooyinka ee Heer Federaal, Heer Dowlad-goboleed iyo...
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS ahna ergayga u qaabilsan Soomaaliya Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC), Mudane...
Maareeye Ku-xigeenka Guud ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), Mudane Cabdiraxmaan Saciid ayaa ka qaybgalay Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS Mudane Hamza Haadoow, ayaa maanta kormeer ku...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa khudbad uu uga hadlayay horumarka Warbaahinta ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho