Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaa;la Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday safaaradda Soomaaliya ee magaalada Nairobi ee dalka Kenya oo...
Maanta oo ah 12 Aug 2021, waxaa dalka soo gaaray 302,400 talaalka Johnson & Johnson ee COVID-19. Tallaalkan waxaa Soomaliya...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna musharax Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed ayaa bogaadiyay hannaanka ay u qabsoontay doorashadii Aqalka Sare ee...
Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Soomaaliya ayaa furay Shirka wadatashiga Barnaamijka Caymiska Xoolaha oo loogu talogalay Xoolo dhaqatada Soomaaliyeed...
Kulanka Wasiirrada ee Shirweynaha Boostada Adduunka ayaa lagu soo gabagabeeyay Magaalada Abdijan ee Caasimadda dalka Ivory Coast, iyadoo looga hadlay...
Mushaerax Madaxweyne Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa soo dhaweeyey doorashadii maanta dhacday ee lagu soo doortay lix Xildhibaan oo ka mid...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan kula qaatay magaalada Nairobi qaar ma mid safiirada beesha...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen oo ku hadlayay Afka Golayaasha Dowladda ayaa tacsi u diray qoyskii, qaraabadii,...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa shir gudoomiyey shirka Gollaha Wasiirada Koonfur Galbeed. Todobaadkan shirka...
Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirada Puntland oo looga hadlay todobaadkan arrimaha Amniga,...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u furay Madasha Isku-xirka Ganacsiga...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibraahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku qaabilay Ruth...
Shirweynaha Xiriirinta Ganacsiga Soomaaliya iyo Shiinaha ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay, iyadoo ay ka qeybgalayaan masuuliyiin ka tirsan Dowladda...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku soo dhaweeyay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho