Guddiyada Shaqaalaha Rayidka heer federal, heer Dowlad Goboleed iyo Gobolka Banaadir ayaa waxaa maanta Magaalada Baydhabo uga furmey Shirka Gudiga...
Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa guddoomay 108,000 doses oo talaalka Covid-19 oo ay ku ku deeqday Dowladda Faransiiska....
Wafdi ay hogaamineyso Wasiirka Arrimaha Dibada Dalka Kenya Raychelle Omamo ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey garoonka diyaaraddaha Magaalada...
Maamulka Dalka Sacuudi Carabiya ayaa sheegay in sagaalka bishaan la bilaabi doonto helitaanka codsiyada la xiriira dadka doonaya gudashada Cumrada,gaar...
Agaasimaha Guud ee Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Warsame Faarax Cabdi ayaa si rasmi ah...
Senator Ayuub Ismaaciil Yuusuf oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa soo dhoweeyay doorashadii guddoonka Guddiga doorashada Somaliland. Senator Ayuub ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo gudanaya waajibaadka dastuuriga ah ee ka saran ilaalinta Hantida Qaran iyo...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 63 xaalado cusub...
Wasiir ku-xigeenka Wasaraadda Caafimaadka Soomaaliya Dr. Axmed Xuseen Macalin ( Dr. Gurey) ayaa sheegay in lagu guuleystay daminta dab ka...
Musharax Madaxweyne Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa soo dhaweeyey doorashadii maanta dhacday ee guddoonka guddiga maamulka doorashada kuraasta Soomaaliland lagu doortay....
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane 𝐃𝐫. 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐧𝐚𝐚𝐟𝐚𝐜 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐚𝐥𝐥𝐚, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...
Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Amb. Maxamed Cali Nuur Ameeriko, ayaa maanta ku qaabilay xarunta Dekedda Muqdisho Dr. Axmed Fiqi Elmi, kulankaan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho rasmi ah ugu ambabaxay dalka Qatar, kadib casuumaad...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho