Munaasabad loogu sharaxayay faa'iidada Caafimaad ee naas nuujintu u leedahay Hooyada iyo dhallaankeeda, ayaa lagu qabtay Magaalada Dhuusamareeb waxaana ka...
Tababarka ayaa waxaa bixinayey Prof Cabdalla Cumar Mansuur oo muddo ka hadan 50 sano daraaseynayey Afka Soomaaliga iyo Afafka Dunida,...
Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya, Xaniifa Maxamed Ibraahim (Xaabsade) ayaa maanta qaabishay qaar kamid ah gabdhaha murashaxiinta...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa shir-guddoomiyey shirka golaha wasiirada puntland oo todobaadkaan looga hadlay amniga, dugsiyada Quraanka...
Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha Shaqaalaha Rayidka ee Dowlada Federaalka Soomaaliya oo ay weheliyaan Gudoomiyaasha Shaqaalaha Rayidka ah ee Dowlada gobaleedyada...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta Xafiiskiisa kulan kula qaatay Safiirka Masar u fadhiya Soomaaliya...
Diyaaradaha Israa’iil ayaa manta duqeeyay gooba ay ku sugnayeen Xamaas eoo ku yaalla Marinka Gaza ,iyaga oo ka jawaabaya Gantaallo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa u hambalyeey Guddoonka Guddiga Doorashada gobalada waqooyi/Somaliland ee maanta oo...
Doorashada Guddoonka Gudidda hirgelinta doorashada gobolada Waqooyi oo ka qabsoontay Teendhada Afisyoone ee magaalada Muqdisho, ayaa goor dhowed la soo...
Guddiga Doorashada Dowlad gobaleedka Galmudug ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb kusoo dhoweeyey labo xubnood oo ka tirsan guddiga Doorashada FEIT, labadaa...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane 𝐃𝐫. 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐧𝐚𝐚𝐟𝐚𝐜 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐚𝐥𝐥𝐚, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...
Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Amb. Maxamed Cali Nuur Ameeriko, ayaa maanta ku qaabilay xarunta Dekedda Muqdisho Dr. Axmed Fiqi Elmi, kulankaan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho rasmi ah ugu ambabaxay dalka Qatar, kadib casuumaad...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho