Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Galmudug (SEIT) Mudane Maxamed Daahir Guleed, ayaa maanta shir gudoomiyay kulan isbarasho iyo wada shaqeynta labada guddi...
Go’aano Amaanka lagu xaqiijinaayo kasoo oo ka kooban 8 qodob ayaa ka soo baxay Guddiga Amniga Dowlad Goboleedka Galmudug, kuwaa...
War qoraal ah oo ay soo sareen Guddiga doorashaooyinka Gobolada Waqooyi ayaa lagu shaaciyay Xilliga la dooranayo guddoonka guddiga. Guddiga...
Ugu yaraan Sideed qof ayaa ku dhimatay 20-tan kalana way ku dhaawacmeen weerar culus oo maanta lagu qaaday guriga wasiirka...
Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Dowlad gobaleedka Galmudug, Gaashaanlle Dhexe Cabdulaahi Abuukar Xassan, oo ay wehliyaan saraakiil sare oo...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, ayaa Aalada fogaan Aragga waxaa uu uga qeyb galay Shirka...
Dowlada Itoobiya ayaa shaqada ka joojisay qaar ka mid ah hay’adaha gargaarka caalamiga ah ee ka howgala gobollo qeybo ka...
Xubnaha Guddiga doorashooyinka Aqalka Sare ee Dowlad goboleedka ee Galmudug ayaa waxa ay doorteen guddoonka golahaasi. Guddiga ayaa guddoomiye udoortay...
Ra’iisul wasaaraha Isra’iil Naftali Bennett, ayaa jeediyay hadal kulul oo ku wajahan Iiraan, isaga oo cambaareeyay weerarkii lagu qaaday Markab...
Kulan fogaan arag ah oo ay caawa yeesheen Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka uuna shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble...
Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane 𝐃𝐫. 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐧𝐚𝐚𝐟𝐚𝐜 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐚𝐥𝐥𝐚, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...
Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Amb. Maxamed Cali Nuur Ameeriko, ayaa maanta ku qaabilay xarunta Dekedda Muqdisho Dr. Axmed Fiqi Elmi, kulankaan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho