Ugu yeraan 17 qof oo ka qeybgalay xaflad aroos ah ayaa dhintay ka dib markii biriq ku dhacday, sida ay...
Waxaa sii kordhaya khasaraha Al-Shabaab loogu geystay howlgal ay ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa daraawiishta Koonfur Galbeed ay si wada...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 64 xaalado cusub...
Wasaaradaha Warfaafinta iyo Waxbarashada ee Jubbaland oo iskaashanayaa ayaa maanta waxay soo gaba-gabeeyeen Barnaamij ay ka wadeen Iskuulada ku yaala...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kormeeray qaar ka mid ah waddooyinka...
War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Wasiiru dowlaha xafiiska Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu yiri, "Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha waxa...
Ururka 7-aad ee Guutada 16-aad ee Kumaandooska Danab ee ciidanka xoogga dalka ayaa deeq raashin ah gaarsiiyey qoysas dan yar...
Ciidanka Geesiyaasha Ururka 260aad Guutada 9aad Qaybta 60aad ee ciidanka xoogga dalka ayaa maanta khaarajiyay 9 ka tirsanaa maleeshiyada Al-Shabaab,...
Guddoomiyaha Barlamaanka Hirshabeelle Dr. Cabdixakiin Luqmaan Xaaji ayaa magacaabay 15 xubnood oo ka shaqeyn doona qabashada doorashada Xildhibaannada Golaha Aqalka...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir Shabeelle mudane Calli Gudlaawe Xuseen, ayaa maanta hoyga uu ka degan yahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay...
Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane 𝐃𝐫. 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐧𝐚𝐚𝐟𝐚𝐜 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐚𝐥𝐥𝐚, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...
Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Amb. Maxamed Cali Nuur Ameeriko, ayaa maanta ku qaabilay xarunta Dekedda Muqdisho Dr. Axmed Fiqi Elmi, kulankaan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho