Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta soo gabagabeeyay wadatashiyadii uu la lahaa Guddoomiyaha Aqalka Sare...
Musharax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa hambalyo u diray shanta Senator ee laga soo doortay Koonfur Galbeed Soomaaliya, waxaana uu...
Madaxweynihii hore Soomaaliya ahna Musharax Madaxweyne Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Xildhibaannada Golaha Aqalka saree ee laga...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa hambalyo u diray Xildhibaannada Aqalka Sare ee doorashooda maanta ahayd magaalada Baydhabo, isagoo...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Xasan Kaariye Qoorqoor ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray ciidamada qalabka sida ee...
Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Galmudug oo howlgallo wada jir ah ka sameeyay koonfurta Gobolka Mudug ayaa ku guuleystay inay...
Magaalada baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa Maanta ka dhacday doorashada qaar kamid ah Xildhibaannada Aqalka Sare oo ay codeynayaan...
Dood cilmiyeedkan oo ay soo qaban qaabisay Xarunta cilmibaarista iyo horumarinta Aadanaha oo kaashaneysa machadka doorashooyinka ee hanaqaadka dimuqradiyadda Afrika...
Kooxda kubadda cagta Horseed ayaa 41-sano kaddib ku guuleysatay Horyaalka Soomaali Premier League xilli ciyaareedkan 2020-21. Cawo iyo Maalin ayaa...
Madaxweyne Ku-xigeenka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid, ayaa la kulmay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay Marwo...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku soo dhaweeyay...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan dhiiragelin iyo bogaadin ah...
Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS, Maxamed Cismaan Nastaara, ayaa magaalada Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed, ayaa Muqdisho tababar ugu soo xiray saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho