Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah maamulka Koonfur Galbeed waxaa ka socota doorashada xubnaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ku...
Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha xalinta khilaafaadka Doorashooyinka Mudane Abdullaahi Abyan Nuur ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo oo ay ka dhaceyso...
Wasaaradda gaashaandhiga ee Niger ayaa sheegtay in 15 askari oo ka tirsan ciidamada Ammaanka lagu dilay weerar ka dhacay koofurta...
Maxkamada ciiidamada qalabka sida ee qaybta Galmudug ayaa maanta u fadhiisatay gar-maqalka dacwad ciqaabeed dil ah oo uu ku eedeeysnaa...
Waxaa maanta Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ah ee Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed lagu wadaa in ay ka dhacdo doorashada...
Weerarada ayaa qayb ka ah olole ay wadaan militeriga waddanka Afghanistan oo ay ku bartilmaameedsanayaan qolyaha Taalibaanka dalka Afghanistan,kuwaasi oo...
Guddoomiyaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Soomaaliya Cabdullahi Abyan Nuur iyo wafti uu hogaaminayo ayaa saaka u safraya Dowlad Goballeedka Koonfur...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa u tacsiyadeeyay wasiiru dowlaha Wasaaradda gaadiidka Cirka iyo Dhulka...
Musharaxiinta oo kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa bogaadiyay doorka hoggaamineed ee Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble. Sidoo kale waxay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa mar kale la kulmay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka...
Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...
Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane 𝐃𝐫. 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐧𝐚𝐚𝐟𝐚𝐜 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐚𝐥𝐥𝐚, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho