Ra'iisul Wasaaraha JFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa 29 -kii Luuliyo London la kulmay Ra'iisul Wasaaraha UK Boris Johnson oo marti...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta goobjoog ka ahaa heshiis dayactir ah wadooyinka Puntland lagu sameynayo, kaas...
Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad ayaa maanta gaaray magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud, halkaas...
La-taliyaha amniga qaranka Mareykanka Jake Suliivan ayaa ugu baaqay madaxweynaha Tunisia inuu deg deg Tunisia ugu soo celiyo “waddada dimoqraadiyadda”...
Gunaanadka shirka Dib u eegista Siyaasada Qaran ee Dhallinyarada Soomaaliyeed oo maanta u aheyd maalintiisii labaad ayay ka qayb galeen...
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Gen Xijaar oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in aysan jirin cid loo diiday waraaqda...
Shir looga hadlayay dhismaha Wadada Jaziira oo ka mid ah wadooyinka ee muhiimka ah ay bulshada baahida badan u qabaan...
Dagaalka ayaa bilowday ka gadaal markii ciidanka xoogga dalka iyo daraawiishta Galmudug ay weerar ku ekeeyeen goobo ay ku dhuumaaleysanayeen...
Dagaalyahano ka tirsan taalibaan ayaa ilaa iyo saddex gantaal ku weeraray garoonka diyaaradaha ee magaalada Kandahar ee koofurta wadanka Afghanistan...
Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...
Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane 𝐃𝐫. 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐧𝐚𝐚𝐟𝐚𝐜 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐚𝐥𝐥𝐚, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho