Wasaaradd Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada gaar ahaan qaybteeda fayadhawrka Caafimaadka ayaa wada Maalintii 4aad tababarka caafimaadka guud ee ay bulshada...
Guddiga Hirgalinta Doorashada Heer Federaal oo uu Hogaaminayo Guddoomiyaha Guddiga mudane Maxamed Xasan Cirro, ayaa caawa la kulmay Guddiga Xaqiijinta...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa bogaadiyey sida Madaxweynaha Koonfur Galbeed iyo Guddiga Hirgelinta Doorashada heer...
Wasiirka Dhallinyarada ee Soomaaliya, Wasiirka shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa...
Baarlamaanka Carabta ayaa cambaareeyay qaraxii lala beegsaday bas ay saarnaayeen ciyaartooy kubadda cagta shalay ee ka dhacay magaalada Kimsaayo. Bayaan...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 45 xaalado cusub...
Labo ka mid ciyaartoydii ku soo dhaawacantay qaraxii shalay ka dhacay Kismaayo ayaa la soo gaarsiiyay magaalada Muqdisho, kuwaasi oo...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Maxamuud Nuur, Xildhibaanka Aqalka Baarlamaanka ee Gobolka...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada Muqdisho qurbajoogta Hirshabeelle. Mudane Cali...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu dhaarinayey xubnaha cusub ee Garsoorka Galmudug. Munaasabaddan...
Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...
Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane 𝐃𝐫. 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐧𝐚𝐚𝐟𝐚𝐜 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐚𝐥𝐥𝐚, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho