Kulan ay soo agaasintay Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ay qeyb ka ahaayeen Wasaaradaha Gargaarka Maamul-goboleedyada...
Munaasabad lagu soo bandhigayay buug laga qoray Cudurka dunida halakeyay ee COVID-19 ayaa lagu qabtay magalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud....
Guddiya maamulka doorashada heer dowlad goboleed (SEIT) Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa shaaciyay Jadwalka Doorashada Xildhibaannada Aqalka Sare ee Koonfur Galbeed...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa soo saaray liiska magacyada u tartamaya kuraasta Aqalka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay munaasabad tababar loogu soo xirayey Dufcaddii 3-aad ee...
Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya iyo xafiiska Jinsiga iyo Xuquuqul Insaanka ee AMISOM ayaa maanta qabtay, kulan fogaan...
Ururka ardayda Soomaaliyeed ee Dalka Uganda ayaa doortay guddoomiye cusub oo hogaamin doona muddo sanad ah ardayda Soomaaliyeed ee Uganda...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdigiisa oo dalka dib ugu soo laabtay ayaa markale ka...
Daah furka shirka Dib u eegista Siyaasada Qaran ee Dhallinyarada Soomaaliyeed oo ay kasoo qayb galeen qaar ka mid ah...
Guddiga Hirgellinta Doorashada Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta Shir looga Hadlayey sugidda amaanka Goobaha Doorashooyinka la qaatay Saraakiisha...
Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...
Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane 𝐃𝐫. 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐧𝐚𝐚𝐟𝐚𝐜 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐚𝐥𝐥𝐚, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho