Isbaheysiga uu Mareykanka horkacayo ayaa sheegay in qalabeynta Malateriga wadanka Ciraaq ay ku bixiyeen lacag gaaraya 5 bilyan oo dollar...
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiye ku xigeenka Guddiga doorashooyinka heer Federaal mudane Mowliid Mataan, ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhabo, waxana Garoonka...
Hey’adda cuntada qaramada midoobay ee WFP ayaa sheegtay in la fasaxay ilaa 200 oo ah Gaadiid sida gargaar bani’aadinimo, kaasi...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa ugu baaqday Bulshada Soomaaliyeed in ay ka taxaddaraan faafitaanka xanuunka Corona Virus, oo mar...
Wasiirka Caafimaadka Kenya Mutahi Kagwe, ayaa sheegay Jimcihii shalay in dowladda Kenya ay joojisay dhamaan kulamaddii ay dadka isugu imaan...
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Saciid Xamsa ayaa cambaareeyay falkii wuxuushnimada lahaa ee lagu...
Guddoomiyaha Guddiga Baarlamaanka Jubbaland u qaabilsan qabashada doorashada Xildhibaannada Golaha Sare Xildhibaan Xuseen Xirsi Axmed ahna Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee...
War-saxaafadeed ka soo baxay Saaxiibada caalamka ayaa Madaxda dowlad Goboleedka looga codsaday inay dedejiyaan doorashooyinka bilowday. War-saxaafadeedka ayaa sidan u...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta daah furay tartanka Kubadda cagta kooxaha heerka koowaad ee Jubbaland....
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa shacabka iyo dowladda Jubbaland uga tacsiyadeeyay dhallinyarada ku geeriyootay qaraxii...
Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...
Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane 𝐃𝐫. 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐧𝐚𝐚𝐟𝐚𝐜 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐚𝐥𝐥𝐚, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho