Midawga dhaqatiirta Turkiga ayaa ka codsaday dowladda inay adkeyso la dagaallanka cudurka Covid-19, iyadoo la raacayo tallaabooyin ay ka mid...
Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid, oo maalmahaan safarro shaqo ku marayey degmooyin iyo...
32 qof ayaa ku dhimatay 66 kalana waa ay ku dhaawacmeen shil tareen oo maanta Jimco ah ka dhacay dalka...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug Dr. Maxamed Nuur Gacal ayaa Maanta si rasmi ah usoo xiray shirwaynaha Dhalinyarada ee ka...
Munaasabadda xarigga looga jarayay xarunta cusub ee Caafimaadka ayaa waxaa goob jooga ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Caafimaada ee Xukuumadda Federaalka...
Dhulkaan oo horaantii todobadkaan maamulka Degmada Cadaado uu bineeyay ayaa loo Asteeyay in laga yagleelo Jaamacad Magaca Cadaado loo bixiyay...
Guddiga fulinta ee hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa ansixiyay kaalmo dhaqaale oo dheeraad ah oo Soomaaliya la siin doono...
Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliyeed, sareeyo gaas Cabdi Xasan Xijaar, iyo danjiraha UK ee Soomaaliya Kate Foster ayaa ka wadahadlay sugidda...
Qoraal lagu daabacay barta Twitter ee safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Dowladda Shiinaha oo taageertay mowqofkii Dowladda...
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Abokar Dubbe oo ka war-bixiyey Shirka Wadatashiga Qaran ee Arrimaha Doorashooyinka ayaa sheegay...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta isbitaalka Digfeer ku booqday dadkii...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa ka qayb galay munaasabad isugu jirtay soo-dhaweyn iyo...
RADIO MUQDISHO:-Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Mudane Kamaal Daahir Guutaale, ayaa guddoomiyay shir muhiimaddiisu sarreyso oo lagaga arrinsanayay...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa hambalyo u diray Ciidanka Booliska Soomaaliyeed munaasabadda 82-guurada...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho