Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Xarunta aqalka Dowlada Hoose ee Xamar...
Ciidamada ilaalada xeebaha ee Turkiga ayaa badbaadiyay 388 magangalyo doon ah intii u dhaxeysay 17-kii ilaa iyo 22-kii bishan July,muhaajiriintan...
Labada Kuuriya oo ku heshiiyay inay soo celiyaan xiriirkii ka dhaxeeyay Kuuriyada Waqooyi ayaa ku dhawaaqday subaxnimadii hore ee saakay...
Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada Puntland xalay Casho Sharaf ugu sameeyay iyo Wafdi ka...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Mudane Ahmed Mohamed Islaam, ayaa xarunta Madaxtooyada kulan kula qaatay masuuliyiinta Guddiga hirgalinta doorashada ee heer...
Horumarrada laga sameeyay howlaha doorashooyinka ee uu hormuudka ka yahay Ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble. May 27 2021: Waxaa la...
Ra’iisul Wasaaraha dalka Suudaan Cabdullaahi Xamduuk ayaa khadka telefoonka kula xiriiray madaxda afar dowladood oo ka mid ah dowladaha urur...
Hay'adda Socdaalka Adduunka ayaa sheegtay maanta oo isniin ah in 57 oo muhaajiriin ah ay ku dhinteen xeebaha dalka Liibiya...
Taliyaha ciidanka booliska deegaanka Ceeldheere oo hoos taga magaalada Dhuusamareeb Gaashanle Cumar Cabdi Shire ayaa ka warbixiyey ammaanka deegaankaas...
Qaramada Midoobey ayaa ugu baaqday dhammaan dhinacyada siyaasiyiinta ee dalka Tuunis inay ka fogaadaan rabashad iyo in dalka uu galo...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...
Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...
Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...
Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho