Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Macallin Khaliif oo xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha Jamhuuriyadda Talyaaniga Mudane Alberto Vecchi...
Maamulka Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug oo kaah-shanaya shirkada xoogga korontada Hilaac ayaa bilaabey dib u qaabeynta nalalka ku shaqeeya...
Sarkaal sare oo ka tirsan milateriga Mareykanka ayaa sheegay in ay sii wadi doonaan duqeymaha diyaaradeed ee ka wadaan dalka...
Ciidanka dalka Tuunis ayaa maanta u diiday guddommiyaha baarlamaanka dalkaas Raashid Ghannouchi iyo xubno kale oo ka mid ah baaralmaanka...
Waxaa xalay magaalada Kismayo ee Xarunta kumeel gaarka ah ee Dowlad gobaleedka Jubbada kulan ku yeeshay Xubno ka mid ah...
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa Safaaradda Mareynkanka ee magaalada Muqdisho kula kulmay Madaxa Siyaasadda iyo...
Tababarkan oo socanayey mudo laba maalmood ah loona qabtay Shaqaalaha Wasaaradaha Galmudug gaar ahaan agaasime waaxeedyada si kor loogu qaado...
Madaxweynaha dalka Tunuusiya Kais Siciid ayaa xaley ku dhawaaqay in uu xilkii ka xayuubiyey Raysal Wasaaraha dalkaas, sidoo kalena uu...
Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar ayaa kulan qada Sharaf ah maanta u sameeyay wasiirrada iyo xildhibaanada labada...
Wasiir ku xigeenka wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshadda xukuumafdda federaalka Soomaaliya Dr. Axmad Xuseen Macalin ayaa maanta gudaamay agab daawo...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibraahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku qaabilay Ruth...
Shirweynaha Xiriirinta Ganacsiga Soomaaliya iyo Shiinaha ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay, iyadoo ay ka qeybgalayaan masuuliyiin ka tirsan Dowladda...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku soo dhaweeyay...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan dhiiragelin iyo bogaadin ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho