Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku bogaadiyay saraakiisha iyo ciidamada xoogga dalka guulaha ay ka soo hooyeen howlgallada ay ka...
Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab oo garab ka helaya bahwadaagtooda, ayaa duqeyn xoogan u gaystay xagjirka...
Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Gothenburg ee caasimadda labaad Dalka Sweden ayaa maanta si weyn ugu dabaal degtay munaasabadda...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Mudane Cabdixakiin Luqmaan Xaaji Maxamed ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha caaalamiga ah ee Aadan...
Ciidanka xoogga dalka, Daraawiishta iyo Nabadsugidda Galmudug oo wada jira ayaa Argagixisada Al-Shabaab kala wareegay maanta deegaanka Qodqod oo hoos...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta farxadda Ciidda Carafo la qaatay cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga...
Ciidamada qaranka iyo kuwa Galmudug ayaa saakay weerarro hor leh ku qaaday fariisimaha argagixisada ee aagga Qaycad, iyadoo dagaalka maantay...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abukar Cismaan Dubbe ayaa maanta kormeeray qeybaha kala duwan...
Cabsidii ugu weyneyd ee Al-Shabaab soo wajahday ayaa dhabowday. Maanta oo ay taariikhdu tahay 20ka Luulyo 11-ka barqanimo ayay duqeyn...
Madaxweynaha Galmudug mudane Ahmed Abdi Kaarie ayaa saakay magaalada Gaalkacyo kula tukaday qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku soo dhaweeyay...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan dhiiragelin iyo bogaadin ah...
Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS, Maxamed Cismaan Nastaara, ayaa magaalada Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed, ayaa Muqdisho tababar ugu soo xiray saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho