Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta farxadda Ciidda Carafo la qaatay cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga...
Ciidamada qaranka iyo kuwa Galmudug ayaa saakay weerarro hor leh ku qaaday fariisimaha argagixisada ee aagga Qaycad, iyadoo dagaalka maantay...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abukar Cismaan Dubbe ayaa maanta kormeeray qeybaha kala duwan...
Cabsidii ugu weyneyd ee Al-Shabaab soo wajahday ayaa dhabowday. Maanta oo ay taariikhdu tahay 20ka Luulyo 11-ka barqanimo ayay duqeyn...
Madaxweynaha Galmudug mudane Ahmed Abdi Kaarie ayaa saakay magaalada Gaalkacyo kula tukaday qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada...
Boqolaal isugu jira shacab iyo masuuliyiinta deegaanka ayaa ka qeyb galay salaada Ciida Carafo oo lagu oogay garoonka kubada cagta...
Muslimiinta adduunka oo dhan ayaa manta u dareeray gudashada ciidul Adxaa oo ah munaasabadda ciidda labaad ee ku weyn bulshada...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen ayaa munaasabadda ciidul adxaa awgeed hambalyo u diray dhammaan Ummadda Muslimiinta ah,...
War-saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire James Swan...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa guud ahaan shacabka ree Jubbaland, Ummada Soomaaliyeey iyo Muslimiinta Caalamka ugu...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...
Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...
Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...
Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho