Safiir ku-xigeenka ahna Lataliyaha koowaad Safaaradda Soomaaliya ee Koonfur Afrika, Mudane Cabdalla Cali oo shir jaraa'id qabtay ayaa sheegay in...
Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay dagaal culus oo ciidanka xoogga dalka ay kula gleen Argagixisada Al-shabaab...
Ganacsadaha caanka ah, horayna usoo noqday Ra’iisul Wasaare Najiib Miiqaati ayaa maanta helay kalsoonida baarlmaanka dalka Lebanon si uu soo...
Ramla Cali ayaa ku guuldareesatay tartankii feerka ee ay la gashay Maria Nachita, Dhammaan Sadaxdii wareeg Waxaa badisay Maria Nachita....
Madaxtooyada dalka Turkiga ayaa maanta canbaareysay go’aankii madaxweynaha dalka Tuunis uu xilka uga qaaday ra’iisal wasaarihii dalkaas sidoo kalena uu...
Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal waxaa Maanta gaaray wafdi ay hoggaamineyso Ku-xigeenka Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Anita Kiki...
12 diyaaradood oo ka mid ah diyaaradaha Itoobiya Airlines ayaa ka degay saacadihii lasoo dhaafay garoonka diyaardaha Khartuum ee dalka...
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kormeeray waddada Daalo oo kamid ah...
Taliska Booliska Degmada Garbahaareey ee Xarunta Gobolka Gedo waxaa goordhow isku soo dhiibay Cabdirisaaq Cabdullaahi Maxamuud oo magaciisa Afgarashada uu...
Dowlada Soomaaliya iyo dowlad goboleedka Koonfur Galbeed oo iskaashanaya ayaa wada dadaallo bulshada ku dhaqan gobolka Shabellaha Hoose lagu fahansiinayo...
Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya ciidamada kale ee amniga, ayaa gacanta ku dhigay Cabdisalaan Yacquub Nuur...
Ra'iisal wasaaraha xukuumadda FS ayaa hambalyo u diray hoggaamiyaha iyo Hoggaamiye Ku-xigeenka Dowlad-goboleedka Galmudug Mudane Liibaan Axmed Xasan iyo Abdiwali...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Hoggaamiyaha cusub ee Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Liibaan...
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug Mudane Xuseen Maxamed Nuur ayaa maanta ku dhawaaqay natiijadii doorashada Galmudug oo uu ku guuleystay Mudane...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho