Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa kulan looga hadayay dardargelinta habsami usocodka howlaha Qaranka...
Militeriga Koonfur Afrika ayaa la geeyay gobollada KwaZulu, Natal iyo Gauteng kadib rabshadihii ka dhashay markii la xiray madaxweynihii hore...
Muunasabada xarag jarka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Taliyaha Qeybta 27-aad, Taliyaha Cidamada Amisom , madax weyn ku xigeenka...
Magaalada Muqdisho waxaa Maanta kulan ku yeeshay xubnaha Guddiga doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed ee Maamul goboleedka HirShabeelle, iyaga oo doortay...
Sarkiil sare oo ka tirsan dowladda Afghanistan ayaa sheegay in ciidamadooda ay howl gallo qorsheysan ka sameeyeen Waqooyga dalkaasi, gaar...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu hogaaminayo oo Safar ugu Maqnaa Dalka Nigeria...
Dowladda Ruushka ayaa ku dhawaaqay in 90% la dhameystiray howsha dib u soo nooleynta heshiiskii Nukliyeerka Iiraan ee ka socday...
Xulka Talyaaniga ayaa Ingiriiska garoonkooda Wembley kaga qaaday Koobka EURO 2020. Cayaar aad u xiiso badan ayaa labada Xul ee...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Fawziya Abiikar Nuur ayaa maanta booqatay isbitalka Hooyada iyo Dhallaanka ee Banaadir si...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Muqdisho dib igu soo laabtay ka dib socdaal afar cisho...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu...
Ciidanka Badda Turkiga, oo iskaashi la sameynayay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa soo furtay markabka 𝗠𝗩 𝗟𝗔𝗧𝗨𝗙, oo burcad-badeeddu 17-kii...
RADIO MUQDISHO:-Mudanayaasha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta akhrinta koowaad marsiiyay laba hindise-sharciyeed oo muhiim u ah...
RADIO MUQDISHO:-Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan dadweyne oo looga hadlay dhisidda kalsoonida iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho