Dawladda Qatar ayaa si kulul u cambaaraysay falkii argagaxisanimo oo lala eegtay kolonyadii uu la socday Taliyaha Guud ee Booliska...
Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Xiireey Axmed Roble ayaa ku booqday Xarunta Safaaradda Qatar ay ku leedahay Caasimadda...
Taliyaha xabsiga dhaxe Gobolka Mudug ee Puntland Gashaanle Sare Aadan Nuur Qaal ayaa shir jaraa'id oo uu ku qabtay magaalada...
Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland ayaa faahfaahin ka bixiyay hannaanka loo maray cadaaladooda Shabakado ka tirsan Al-Shabaab oo Gaalkacyo lagu...
Agaasimaha Guud Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale oo ay wehliyaan qaar ka...
Guutada 16-aad ee Kumaandooska Danab ayaa deeq raashin ah waxay gaarsiiyeen qoysas dan yar ah oo ku dhaqan deegaanka Daa’if...
Xubnaha Guddiga maamulaya doorashada dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa maanta kulan ay yeesheen waxa ay ku doortoon shir guddoon cusub oo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho uu ugu kuur-geliyey baahiyaha ciidanka kugu tagey Ciidanka Xoogga...
Xubnaha Guddiga Maamulaya kuraasta labada Aqal ee Somaliland ayaa maanta fadhi rasmi ah oo ay yeesheen ku doortay shir guddoon...
Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqda Aadanaha Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb ka daah furtay shir la isugu keenay Haweenka Caasimadda iyo kuwo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu...
Ciidanka Badda Turkiga, oo iskaashi la sameynayay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa soo furtay markabka 𝗠𝗩 𝗟𝗔𝗧𝗨𝗙, oo burcad-badeeddu 17-kii...
RADIO MUQDISHO:-Mudanayaasha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta akhrinta koowaad marsiiyay laba hindise-sharciyeed oo muhiim u ah...
RADIO MUQDISHO:-Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan dadweyne oo looga hadlay dhisidda kalsoonida iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho