Madaxda Golaha Wadatashiga Qaran ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Wakiillo ka socday Haweenka Soomaaliyeed oo ay horkaceysay Wasiirka Haweenka iyo...
Ciidamada Dowlada oo isugu jira Milatari, Booliis iyo Nabad Sugid iyo Ciidamada Daraawiishta Galmudug ayaa Deegaanka Wisil ka sameeyey saakay...
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta xukumadda federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Xayir Ducaale ayaa daah furay ololaha wacyigelinta iyo dar dargelinta wajiga...
Ceelriiga Magaaladda Xudur oo biyo la’aan ahaa in ka badan bil ayaa maanta dib u shaqo bilaabay waxaana ay reer...
Shirka golaha wadatashiga qaran oo uu shir gudoominayo Ra'iisal wasaaraha XFS ayna ka qeybgalayaan Madaxda maamul goboleedyada, iyo guddoomiyaha gobolka...
Magaalada Beydhabo ee xarunta ku meel gaarka ah Koofur Galbeed ayaa shir uga furmay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare...
Guddoomiyaha Degmada Hobyo Cabdullaahi Axmed Cali Faat oo isbitaalka ku booqday dhaawacyada laga keenay deegaanka Wisil ee Gobolka Mudug ayaa...
Guddiga Qaran ee tacliinta sare ayaa soo bandhigay liiska kale ee Jaamacadaha heysta ruqsadda iyo diiwaangalinta Wasaaradda Waxbarashadda, Hiddaha iyo...
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Magaalaada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed( Cumar filish ) ayaa ka Qeybgalay Munaasabada Lagu Daahfurayay...
Maamulka Degmada Xuddur ee Gobolka Bakool ayaa xariga ka jaray mashruuca dhismaha ceel biyood oo ay wasaaradda tamarta iyo kheyraadka...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Maaliyadda XFS ayaa maanta soo gebagabeysay tababar muddo 14 maalmood ah socday, kaas oo lagu baranayey diyaarinta iyo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu...
Ciidanka Badda Turkiga, oo iskaashi la sameynayay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa soo furtay markabka 𝗠𝗩 𝗟𝗔𝗧𝗨𝗙, oo burcad-badeeddu 17-kii...
RADIO MUQDISHO:-Mudanayaasha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta akhrinta koowaad marsiiyay laba hindise-sharciyeed oo muhiim u ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho