Taliska xoogga dalka Soomaaliyeed oo faahfaahin ka bixiyay weerar naftii halignimada ah oo Xagjirka Alshabaab ay ku qaadeen saldhig ciidan...
Howlgal qorsheysan oo ay ciidanka Kumaandooska Xoogga dalka Soomaaliyeed kaf uliyeen degaanno ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe ayay ku qaarijiyeen...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku soo gabo-gabeysay kulan wada-tashi labo maalmood socday,...
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda gaar ahaan qaybteed Caafimaadka Hooyada iyo Taranka ayaa shalay oo Arbaco aheed 16ka Juun 2021,...
Wafdigan oo uu hoggaaminayay Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle, mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa gellinkii dambe ee maanta booqasho...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa qabatay kulan farsameedka Daneeyayaasha kala Duwan ee Horumarinta Qorshaha Qaran...
Maanta waxaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Baydhabo tababar socdey labo maalmood oo ku saabsan habraaca saxaafadda ee loo tabiyo tacadiyada...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-Guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Puntland. Kulanka Golaha Wasiirada...
Guddomiye Ku-xigeenka hawlaha guud ee maamulka gobolka Banaadir Faarax Cabdi Diini iyo Xogahayaha guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Xiireey Axmed...
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xuukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Shariif Sheekhunaa Maye, ayaa maanta soo xirtay shir muddooyinkii dambe...
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howgal qorsheyn ka fuliyey gobolka Baay, kaas oo lagu beegsaday goobo ay Khawaarijtu u adeegsan jireen...
Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya, Mudane Christophoros Politis...
RADIO MUQDISH:-Waxaa si rasmi ah magaalada Muqdisho uga bilaabatay munaasabadda daahfurka mashaariicda uu Isbahaysiga Milatari ee Islaamka ee La-dagaallanka Argagixisada...
RADIO MUQDISHO:-Ciidamada Deegaanka ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa 21-kii bishaan Agoosto laba weerar oo ka dhan ah maleeshiyaadka Khawaarijta Al-Shabaab...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho