Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir Guddoomiyay kulan looga hadlayay horumarinta...
Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa soo gudbiyay liiska xubnaha laga bedelay guddigii doorashada ee cabashada laga...
Xeer ilaaliya ku xigeenka maxkamada ciidamada qalabka sida ee dalka gaashaanle Muumin Xuseen Cabdulaahi oo maalmahan shaqo u joogay magaalada...
Wasiirka ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Murashax Xildhibaan Golaha Shacabka ah mudane Cabdiraxmaan...
Wefdigan oo ay kamid yihiin, saraakiil ka socota Qaramada Midoobay iyo hey’adaha kale ee samafalka ka shaqeeya iyo arrimaha gargaarka...
Wasiirada Arrimaha Dibadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud iyo Kenya Danjire Raychelle Omamo ayaa ka wada hadlay dib usoo celinta...
Kooxda Real Madrid ayaa caddeysay in kabtankeeda Sergio Ramos uu ka tegayo kooxda oo uu la joogay muddo 16 sano...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Maxamed Cusmaan, ayaa maanta ku qaabilay Caasimadda Muqdisho, Safiirka Norway ee...
Guddoomiye ku-xigeenka howlaha guud ee maamulka gobolka Banaadir Mudane Faarax Cabdi Diini iyo Xoghayaha guud ee Gobolka Banaadir Xiireey Axmed...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay kulan kula...
RADIO MUQDISH:-Waxaa si rasmi ah magaalada Muqdisho uga bilaabatay munaasabadda daahfurka mashaariicda uu Isbahaysiga Milatari ee Islaamka ee La-dagaallanka Argagixisada...
RADIO MUQDISHO:-Ciidamada Deegaanka ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa 21-kii bishaan Agoosto laba weerar oo ka dhan ah maleeshiyaadka Khawaarijta Al-Shabaab...
RADIO MUQDISHO(GALGADUUD):-Deegaanka Hul-Caduur oo hoos taga degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ayaa wajahaya xaalad adag, kaddib markii Bacadku si weyn...
RADIO MUQDISHO:-Kaaliyaha Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Madey nurey sheikh ufurow, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho