RADIO MUQDISHO:- Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cali Yuusuf Cali Xoosh, ayaa maanta hortagay...
RADIO MUQDISHO:- Maareeyaha Dekadda Muqdisho Mudane Maxamed Cali Nuur (Ameriko) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ururka Baraaruga Bulshada Banaadir (BBB)...
RADIO MUQDISHO(MINNESOTA):-Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa kulan la yeeshay jaaliyadda Soomaaliyeed ee...
RADIO MUQDISHO:-Sanatarrada Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS, ayaa kalfadhiga 7aad wajigiisa 2aad ee maanta dhacay ku ansixiyay Sanatar Iftiin Xasan...
RADIO MUQDISHO(HIIRAAN):- Bulshada iskutashatay ee reer Buulaburte ee gobolka Hiiraan ayaa maanta si rasmi ah u bilaabay, dayactirka garoonka diyaaradaha...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisulwasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, oo uu wehliyo guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Xasan...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta waxaa lagu wadaa inuu magaalada Muqdisho uu si rasmi...
RADIO MUQDISHO(SHABELLAHA HOOSE):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo gacan ka helaya howlgalka AUSSOM si gaar ah qeybta Ciidamada Uganda ayaa goordhaw...
Dowladda Qatar ayaa shaaca ka qaaday muhiimadda ay leedahay in Soomaaliya laga taageero farsamo joogto ah loo baahan yahay si...
Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulanka Xaqiijinta iyo Dhameystirka Qorshaha Qaranka ee Tallaabooyinka Kahortagga Abaarta...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta kormeer ku tegay qaar ka...
Wasiiru dowlaha wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS mudane Abuka Jeylaani Sheekh ayaa maanta xilka u kala wareejiyay Agaasimaha Guud...
Waxaa maanta Dalka dib ugu soo laabtay Gabdhaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano, kuwaas oo ka...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa saaka magaalada Muqdisho si rasmi ah uga daahfuray Imtixaanka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho