Wasaaradda qorsheynta maal-gashiga iyo horumarinta dhaqaalaha dowladda Soomaaliya ayaa dib u eegista muddada dhexe ee qorshaha hay’adda Cunatada Aduunka (WPP-Soomaliya)...
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay xogo muhiim ah ku heshay in hay’ado ajanebi ah, waddamo shisheeye iyo dad Soomaali ah...
DFS waxay cadaynaysaa in Jabhaddii fallaagada ahayd ee ay soo hubaysay Dowladda Kenya oo caawa u soo tallowday xuduudda Soomaaliya...
Suudaan ayaa sheegtay in tirada qaxootiga Itoobiyaanka ah ee dalkaas soo gaartay ay kor u dhaaftay 66,000 Hay’adda qaxootiga u...
Amiirka Kuwayt ayaa mar kale Ra’iisal wasaare u magacaabay Shiikh Sabaax Al-Khaalid Amiirka dalka Kuwayt Nawaaf Al-Axmad Al-Jaabir ayaa maanta...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay taliska ciidanka cirka xoogga dalka Soomaaliyeed. kormeerkaan shaqo...
Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka ayaa shir muddo 4 maalin ah soconaya oga furmay magaalada Muqadisho, shirkaan oo ay ka soo...
Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Amb. James Swan iyo wafdi u hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee...
Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Aadan Koofi oo ka hadlay Shirweynaha Wadatashiga qiimeynta qataraha lacag dhaqidda...
Wasiir qorsheynta dowladda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan ayaa sheegay inay hay’addaha ka shaqeeyaa gudaha dalka ay sanadkii tagay kala hishiiyeen...
Muqdisho, Diseembar, 25, 2025; Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sahro Cumar Xasan ayaa maanta codkeeda ka dhiibatay Seejada Xarunta...
Muqdisho, Diseembar 25, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayso Marwada Koowaad ee dalka Marwo...
Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda oo ku hadlaysa magaca dhammaan diblumaasiyiinta safaaradda iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah uga dhiibtay codkiisa doorashada Golaha Deegaanka ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho