Wasiiru dowlaha Wasaaradda waxbarshada Galmudug Mursal Cabdi Aadan, oo ay wehliyaan Guddoomiye ku xigeenka dagmada Gaalkacyo Maxamed Cabdi Cilmi iyo...
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO ayaa ka digtay raxan Ayax ah oo la filayo inay...
Tobaneeyo Gaadiidka waa weyn ee Cagafcagafyada ah ayaa waxay ka gudbeen Marinka Rafax, si ay gacan uga haystaan Dib udhiska...
Iyadoo maalmahi la soo dhaafay ciidanka xoogga dalka ay howlgal kasameeynayeen degaanka Warta-Jilable ee gobolka Shabeelaha dhexe, halkaasi oo lagu...
Waaxda tirakoobka qaranka ee waddanka Ingiriiska ayaa xog uruurin ay sameeyen ku sheegay in tirada dadka uu ku dhacay xanuunka...
Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Saynab Cabdi Macallin ayaa kulan fikir isweydaarsi iyo qado sharaf ah la qaadatay qaar ka...
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa duqeymaha joogtada ah ee ay geysanayaan diyaaradaha dagaalka Kenya ee lagu dilo...
Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ciidamo suga ammaanka geeyay barihii hubinta ee ciidanka Asluubtu ka joogeen Waddada hor-marta kawaanka Malayga,...
Wasiirka gaashaandhigga xukumadda federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji oo booqday Askartii ku soo dhaawacantay furumaha dagaalka ayaa ku Amaanay ciidanka...
Wasiirka wasaaradda gaashaandhigga Xukumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji iyo taliyaha ciidanka dhulka gen.Maxamed Tahliil Biixi ayaa waxay ka qeybgaleen...
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS ahna ergayga u qaabilsan Soomaaliya Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC), Mudane...
Maareeye Ku-xigeenka Guud ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), Mudane Cabdiraxmaan Saciid ayaa ka qaybgalay Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS Mudane Hamza Haadoow, ayaa maanta kormeer ku...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa khudbad uu uga hadlayay horumarka Warbaahinta ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho