Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Safiirka Qatar...
Wasiirka Cadaaladda Xukumadda federaalka Soomaaliya ayaa la kulmay safiirka Ingariiska u fadhiya Soomaaliya Ben fender oo ay ka wada hadleen...
Guddiga dib u habeynta ciidamada dawlad goboleedka Puntland oo uu hogaaminaayo Wasiirka Wasaradda Maaliyadda ahna Guddoomiyaha guddiga ayaa maanta kormeer...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax, Wasiirka Howlaha Guud, dib u dhiska iyo guriyenta...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Degmada Xudur ee...
Taliyaha qeybta 27aad ee xoogga Dalka Jeneraal Maxamed Axmed “Tareedisho” ayaa sheegay in howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen guutada 3aad...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa kulan la qaatay kooxda LeadNow oo ah dumar si gaar ah...
20 xubnood oo ka tirsan kooxda TPLF kuwaas oo dhawaanta ciidanka itoobiya ay ka soo qabteen gobalka Tigray ayaa maanta...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta muwaadin Soomaaliyeed ku wareejiyay gurigiisa....
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta Booqasho ku tagay Xarunta dhexe ee Wasaardda Caafimaadka iyo...
Dowladda Shiinaha ayaa maanta oo Isniin ah ku biirtay dalal iyo hay’ado caalami ah oo si cad uga soo horjeestay...
Banaanbax ka dhan ah xadgudubka ay Israa’iil ku sameysay qaranimada Soomaaliya ayaa xalay ka dhacay isgoyska Taleex ee degmada Hodan,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shir looga hadlay ilaalinta gobanimada iyo midnimada dalka la qaatay, qaar...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira wada-tashiyo Qaran oo lagu ilaalinayo midnimada iyo madax-bannaanida...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho