Shirka Golaha Xukuumada Jubbaland oo uu maanta Shir gudoominayey Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta ka...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa shir-guddoomiyay shirka golaha wasiirada ee todobaadlaha ah. Kulanka ayaa waxaa ka...
Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, danjire James Swan ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo, isagoo...
Dalka Uganda maanta waxaa la bilaabatay doorashada madaxtinimada iyo tan baarlamaanka, goobaha codbixinta ayaa furmay saaka todobadii subaxnimo. Ciidamo badan...
232 mudane oo ka tirsna golaha Kongress Mareykanka ayaa u coddeeyey in xalka laga qaado madaxweyne Trump oo muddo xileedkiisa...
Dawladda Ethiopia ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay dileen mas’uuliyiin sare oo ka tirsan kooxda TPLF, oo dhawaanahanba ay daba joogtay,...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa caddeeyay inay go’an tahay sidii loo dar-dargalin...
Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee xukuumadda Soomaaliya, mudane Maxamed C/risaaq Maxamuud, ayaa aaladda fogaan arragga kaga qeybgalay...
Taliyaha ciidanka Sudan Lt Gen Maxamed Cusman Al-Xuseen ayaa maanta gaaray xuduudka Sudan ay Itoobiya la leedahay. Saxaafada Sudaan ayaa...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjireyaasha dalalka Turkiga iyo Qatar Mudane Mohmet Yelmez...
Dowladda Shiinaha ayaa maanta oo Isniin ah ku biirtay dalal iyo hay’ado caalami ah oo si cad uga soo horjeestay...
Banaanbax ka dhan ah xadgudubka ay Israa’iil ku sameysay qaranimada Soomaaliya ayaa xalay ka dhacay isgoyska Taleex ee degmada Hodan,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shir looga hadlay ilaalinta gobanimada iyo midnimada dalka la qaatay, qaar...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira wada-tashiyo Qaran oo lagu ilaalinayo midnimada iyo madax-bannaanida...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho