Qeybo ka mid ah Ammaanka Magaalada Muqdisho ayaa saakay si weyn loo adkeeyay, waxaana lagu waddaa in maanta ardayda dugsiyadda...
Wasiirada Caafimaadka, Warfaafinta, Shaqada iyo Waxbarashada ayaa galabta ku booqday isbitaalka (Bay Regional Hospital) ee magaalada Baydhabo dhaawacyada dadkii shacabka...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in 42 kun oo ardey ay u fariisaneyso...
Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo gacan kahelaysa Dowladda Sweden iyo Hey'adda save the Children ayaa maanta ku guuleeysatay furidda Mashruuc lagu...
Degaanka Gal-labashiir, ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa Ciidanka Xoogga Dalka waxay kooxda argagixisada Al-Shabaab uga dileen 15-maleeshiyaad ah oo ay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa qado sharaf mahadcelin ah u sameeyay Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada, Puntland...
Deegaanka Dowgaab oo ka tirsan deegaannaada dhaca Koofurta Gobalka Mudug oo ay ka jiraan dhibaatooyin la xariira dhanka adeegyada, aas...
Qarax sababay dhimasho iyo dhawac ayaa goordhaw ka dhacay suuqa qaadka lagu iibiyo ee bartamaha magaalada Baydhabo. Inta la ogyahay...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Xarunta Aqalka Dowlada Hoose ee Xamar ku...
Bismillaahi Raxmaani Raxiim Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare, Ra’iisul Wasaaraha iyo Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka iyo guud ahaan Golaha...
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS ahna ergayga u qaabilsan Soomaaliya Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC), Mudane...
Maareeye Ku-xigeenka Guud ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), Mudane Cabdiraxmaan Saciid ayaa ka qaybgalay Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS Mudane Hamza Haadoow, ayaa maanta kormeer ku...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa khudbad uu uga hadlayay horumarka Warbaahinta ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho