Wafdigan oo uu horkacayay Wasiir kuxigeenka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, sidokalana ay qayb ka yihiin Mas'uuliyiin ka socota Wasaaradda Caafimaadka...
Madaxweynaha Dawladda Itobiya Sahle Work Zewde ayaa warqadaha aqoonsiga si rasmi ah uga guddoontay danjiraha cusub ee Dawladda Soomaaliya u...
Midowga Afrika ayaa si kumeel gaar ah u joojiyay xubinnimada dalka Mali ee ururkaas, waxaana tallaabadaas ay jawaab u tahay...
Madaxwayne kuxigeenka dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid iyo Wasiirka Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka...
Ciidanka Hay'adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Jubbaland ayaa gacanta ku dhigay miino ay doonayeen maleeshiyada argagixisadda Al-Shabaab in ay ku...
Madaxweynaha dalka Ciraaq Dr. Barham Saalax ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ee magaalada Baqdaad kaga gaddoomay warqadahiisa aqoonsiga Danjirenimo Safiirka cusub...
Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya u soo gudbiyay magacaabista Xubaha Jubbaland uga...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta tababar usoo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Booliska Puntland oo...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Ibraahim Aadan ayaa maanta furay kulan horu-dhac ah...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa Agaasimeyaal cusub u magacaabay wasaaradaha Gaashaandhigga iyo Caafimaadka. Wareegto uu...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar ahna Wasiirka Difaaca Mudane Sheekh...
Muqdisho, 31 Agoosto 2026: Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta kormeeray deegaanka...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta daahfuray kulan ku saabsan diyaar-garowga iyo wax ka...
Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xirsi Jaamac Gaani oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Tanzania,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho