Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar, ayaa maanta oo Isniin ah hadhimo sharafeed ugu sameeyay...
Gudomiyaha maxkamada Qeybta 27aad Ee ciidamada qalabka sida Gaashaanle Maxamed Amiin Cabdule Aadan ayaa weydiinayo Cabduqaadir Faarax Dhaqane iyo Maxamuud...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan is-afgarad ku soo dhammaaday oo ku saabsan arrimaha doorashooyinka...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Xfs ayaa maanta ufuray tababbar Qeybaha kala duwan ee Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda tababarkan oo ku saabsanaa Falaqeeynta...
Qeybaha kala duwan ee dalladaha culimada Soomaaliyeed oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay shirka golaha wadatashiga...
Kulan looga hadlayo la dagaalanka argagixisada iyo sugida amniga ayaa ka socda magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Kulanka ayaa...
Shirka Golaha wada tashiga Qaran ee Arimaha doorashooyinka ee u dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya,maamul goboleedyadda iyo gobolka Banaadir ayaa maalintii...
Diyaarada siddey rakaab dalxiisayaal u badan oo ka soo duushay magaalada Athens ee dalka Giriiga una socotay Dalka Lithuania ayaa...
Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor iyo wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Galmudug Cabdirisaaq Maxamed Maxamuud ayaa kulan...
Taliyaha guud ee ciidanka booliska Soomaaliyeed Janeraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu uga warbixiyey...
Wafdi ka socda Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Mudane Xirsi Jaamac Gaani, ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Belgrade...
Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta, Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Carruurta ee Aqalka Sare ee BJFS, ayaa maanta yeeshay kulankoodii...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf Cali(Xoosh) ayaa xarunta Wasaaradda ee Muqdisho ku qaabilay Safiirka cusub ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho