Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta shir ka yeelan doona arrimaha Soomaaliya – qodobbada ay ka hadli doonaan waxaa...
Cabdixakiin Xigis oo ka mid ahaa dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika ayaa caawa lagu...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa hoyga uu ka deggen yahay Caasimadda Muqdisho ku...
Senator Ilyaas Cali Xasan oo ka mid ah Xildhibaannada Golaha Aqalka Sare ayaa bogaadiyay dadaallada Ra’iisul Wasaare Rooble ee ku...
Wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ayaa sheegtay in ay tahay wax laga xumaado cunaqabateyntii uu Mareykanku ku soo rogay saraaakiil iyo...
Wasiirka Wasaaradda Amniga gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya mudane Xasan Xundubey Jimcaale ayaa afhayeenka Wasaaradda Amniga u magacaabay Cabdi Kaamil Macalin...
Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyi galinta Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Axmed (Jaketti) ayaa shir-gudoomisay kulan loogu hadlaayay...
Kulan lagu soo dhoweeyaynayay Wasiirka Wasaaradda haweenka iyo horumarinta xuquuqul insaanka Soomaaliya Xaniifa Maxamed Ibraahim isla markaana looga hadlayay xaqiijinta...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay Shirka Wadatashiga Qaran ee doorashooyinka oo galay maalintiisii 3aad....
Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka Gobalka Banaadir ee Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta oo uu wehliyo Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare...
Wafdi ka socda Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Mudane Xirsi Jaamac Gaani, ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Belgrade...
Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta, Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Carruurta ee Aqalka Sare ee BJFS, ayaa maanta yeeshay kulankoodii...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf Cali(Xoosh) ayaa xarunta Wasaaradda ee Muqdisho ku qaabilay Safiirka cusub ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho