Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kormeer ku tagay Tuulada Baareey oo dhowaan uu ku fatahay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa kula kulmay qaar ka mid ah Wakiillada Beesha Caalamka...
Gudi Wasiiro iyo Saraakiil Amni isugu jiray oo uu Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble u magacaabay baarista dil qarsoodi ah...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamed Maxamuud (Cumar Filish) ayaa maanta dhagax dhigay dib u dhis...
Ciidanka Booliska gobolka Bari ee maamulka Puntland ayaa saakay Kontaroolka laga soo galo magaalada Boosaaso ku qabtay khamri farabadan oo...
Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ayaa soo saartay go’aan maxkamadeed oo ku aadan dilkii loo geystay Alle ha u naxariistee Gudoomiyihii...
Wafdi isugu jiro wasiiro , xildhibaano ka tirsan Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Masuuliyiin kale oo kala duwan ayaa...
Guddoomiyaha Barlamaanka Dowlad goboleedka Hirshabeelle Cabdixakiim Luqmaan Xaaji ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaal beeleedyo kasoo cusboonaaday deegaano hoos...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehelka, qaraabada iyo Ummadda Soomaaliyeed ee...
Madaxweynaha maamulka Hir-Shabeelle Cali Cabdullahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa magacaabay guddiga fatahaadaha dowlad goboleedka Hir-shabeelle oo ka kooban 16 xubnood,...
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS ahna ergayga u qaabilsan Soomaaliya Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC), Mudane...
Maareeye Ku-xigeenka Guud ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), Mudane Cabdiraxmaan Saciid ayaa ka qaybgalay Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS Mudane Hamza Haadoow, ayaa maanta kormeer ku...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa khudbad uu uga hadlayay horumarka Warbaahinta ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho