Aqoon isweydaarsigaan oo ay taaba gelintiisa iska kaashadeen hay'adaha CRC iyo EISA isla markaana ahaa mid ku qotamay aragti aruurin...
Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, ayaa hawl kormeer ah u tagay Furdada Cashuuraha ee Garoonka...
Markale ayaa Washington lagu eedeeyay in Golaha Amaanka ay ka hor istaagtay in ay soo saaraan qoraal ay ku dalbanayaan...
Diyaar garowga shirka wada tashiga arrimaha doorashooyinka dalka ee u dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya & Madaxda Maamul goboleedyada oo lagu...
Afhayeen u hadlay dacwad oogaha sare ee gobolka, Letitia James, ayaa sheegay in baaritaanka lagu sameeyay shirkadda Mr Trump in...
Madaxweynihii hore ee Galmudug, haatana ka mid ah musharaxiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa rajo wanaagsan ka muujiyey...
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID-19 ku sheegtay...
Booliska Soomaaliya ayaa sheegay in saddexda qof ee ku dhimatay qaraxa Gaalkacyo ka dhacay ay dhammaantood ahaayeen naftood haligayaal doonayay...
Hay’adda Xaquuqda Aaadanaha ee Amnesty International ayaa maanta ku baaqday in baaritaan lagu sameeyo falalka arxan darrada ah ee ay...
3 qof oo saarnaa Mooto Bajaaj ayaa geeriyootay kaddib qarax ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Booliska magaalada...
Wafdi ka socda Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Mudane Xirsi Jaamac Gaani, ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Belgrade...
Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta, Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Carruurta ee Aqalka Sare ee BJFS, ayaa maanta yeeshay kulankoodii...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf Cali(Xoosh) ayaa xarunta Wasaaradda ee Muqdisho ku qaabilay Safiirka cusub ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho