Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in uu rajo wanaagsan ka qabo qabsoomidda shirka 20-ka bishan lagu...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Itoobiya u fadhiya...
Madaxweyne Ku-xigeenka Maamulka Gobaleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa soo xiray Shirweynaha Haweenka Puntland ee ka qayb-galka Doorashooyinka Goleyaasha...
Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha beni’aadanimada ayaa shegay in 52 kun oo Falastiiniyiin ah ku barakaceen duullaanka Israa’il ku...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kormeer ku tagay Tuulada Baareey oo dhowaan uu ku fatahay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa kula kulmay qaar ka mid ah Wakiillada Beesha Caalamka...
Gudi Wasiiro iyo Saraakiil Amni isugu jiray oo uu Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble u magacaabay baarista dil qarsoodi ah...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamed Maxamuud (Cumar Filish) ayaa maanta dhagax dhigay dib u dhis...
Ciidanka Booliska gobolka Bari ee maamulka Puntland ayaa saakay Kontaroolka laga soo galo magaalada Boosaaso ku qabtay khamri farabadan oo...
Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ayaa soo saartay go’aan maxkamadeed oo ku aadan dilkii loo geystay Alle ha u naxariistee Gudoomiyihii...
Wafdi ka socda Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Mudane Xirsi Jaamac Gaani, ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Belgrade...
Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta, Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Carruurta ee Aqalka Sare ee BJFS, ayaa maanta yeeshay kulankoodii...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf Cali(Xoosh) ayaa xarunta Wasaaradda ee Muqdisho ku qaabilay Safiirka cusub ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho