Wafdi isugu jiro wasiiro , xildhibaano ka tirsan Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Masuuliyiin kale oo kala duwan ayaa...
Guddoomiyaha Barlamaanka Dowlad goboleedka Hirshabeelle Cabdixakiim Luqmaan Xaaji ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaal beeleedyo kasoo cusboonaaday deegaano hoos...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehelka, qaraabada iyo Ummadda Soomaaliyeed ee...
Madaxweynaha maamulka Hir-Shabeelle Cali Cabdullahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa magacaabay guddiga fatahaadaha dowlad goboleedka Hir-shabeelle oo ka kooban 16 xubnood,...
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa magacaabay guddi xaqiiqo raadin iyo baaris ku sameeya falkii afduubka iyo dilka...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kormeer u kuur galid ah ku tegay tuulada Moyko oo...
Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Aadanaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta maamulka xarunta carruurta agoonta ee Dr Kadare ku wareejiyay...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta ka qeybgalay kulan Qado sharaf ah oo lagu sameeyey duleedka...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Jenaraal Mukhtaar Xuseen Afrax, Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Eng. Abdullahi Arab...
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa joojisay gabi ahaan ba heshiisyadii ay kula jirtay shirkaddaha gaarka loo...
Wafdi ka socda Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Mudane Xirsi Jaamac Gaani, ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Belgrade...
Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta, Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Carruurta ee Aqalka Sare ee BJFS, ayaa maanta yeeshay kulankoodii...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf Cali(Xoosh) ayaa xarunta Wasaaradda ee Muqdisho ku qaabilay Safiirka cusub ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho