Munaasabaddan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya, laguna soo gunaanadayay tartan cilmiyeedka bisha Ramadan ee Warbaahinta Qaranka ayaa...
Kulanka Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka oo uu shir guddoominayay Kusimaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna Guddoomiye kuxigeenka koowaad Mudane...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa shir gudoomiyay kulanka amniga caasimadda iyo u diyaargarowga qaadista imtixaaanaadka Dugsiyada kaas...
Xafladda lagu abaalmarinayo tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka ayaa ka socoto maagaalada Muqdisho. Munaasabadda oo ay soo qaban...
Magaalada xudur ayaa markale maanta waxa lagu tukaday salaad roob-doon oo alle looga baryayo nimcadiisa, xilligaan oo guga wali sifiican...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta XFS Cusmaan Abukar Dubbe ayaa ka tacsiyeey geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Alle ha u naxariistee...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumaddd Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed ayaa soo saaray qoraal uu ku shaaciyey goorta ay dib u bilaabanayaan...
Wasiiru-dowlaha arrimaha debadda XFS Balal Cusmaan ayaa ka qeybgalay shir gaar ah oo guddiga fulinta ururka iskaashiga Islaamka heer wasiir...
Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir mudane Cali Cabdi Wardheere (Cali yare) ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlayay...
Wafdi ka socda Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Mudane Xirsi Jaamac Gaani, ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Belgrade...
Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta, Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Carruurta ee Aqalka Sare ee BJFS, ayaa maanta yeeshay kulankoodii...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf Cali(Xoosh) ayaa xarunta Wasaaradda ee Muqdisho ku qaabilay Safiirka cusub ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho