Madaxweynaha Pakistaan Caarif Calawi ayaa ku tilmaamay waxa socda Falastiin xadgudub iyo arxan darro ay sameyneyso Israaโiil. Madaxweynaha Pakistaan ayaa...
Haddal uu ka jeediyay xoghayaha ururka iskaashigaย islaamka mudane Yuusuf Al-Cuthaymiin kulanka Wasiirada arrimaha dibadda ee ururkaasย ayuu ku canbaareeyay...
Diyaaradaha caalamiga ayaa hakiyay duulimaadyadoodii ay ku tegi lahaayeen garoonka diyaaradaha Israel ee Ben Gurion ee magaalada Tel Aviv. Gantaalaha...
Madaxweynaha Dowlada Gobaleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagreen ayaa maanta ka qeyb galay tababar loo soo xirey cutubkii...
Tababarkaan oo ayaa daahfurkiisa waxaa kasoo qeyb galay wasiir ku xigeenka wasaarada Maaliyada ย XFS , Gudoomiye ku xigeenka Arrimaha bulshada...
Maxamuud Maxamed Cawaale Guddoomiye ku xigeenka degmada Hobyo oo la hadlay Warbaahinta Qaranka Soomaliyeed ayaa tilmaamay inay jiraan dabaylo ku...
Muwaadiniin Soomaali ah oo gaarayo ilaa afar ruux ayaa burcad hubeysan si yaabo kala duwan ugu dileen tuulooyin hoos yimaado...
15-ka May, maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed oo ku beegan aas aaskii ururkii dhaliyarada SYL ayaa xalay laga maamuusey Magaalada Dhuusamareeb oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Munaasabadda Xuska halgameyaashii SYL awgeed xaflad maamuus ah la qaatay dhallinyarada...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa tacsi u diray qoyskiisii iyo bahda Booliska Soomaaliyeed ee uu...
Wafdi ka socda Xafiiska Raโiisul Wasaaraha XFS oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowlaha Xafiiska Raโiisul Wasaaraha, Mudane Xirsi Jaamac Gaani, ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Belgrade...
Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta, Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Carruurta ee Aqalka Sare ee BJFS, ayaa maanta yeeshay kulankoodii...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf Cali(Xoosh) ayaa xarunta Wasaaradda ee Muqdisho ku qaabilay Safiirka cusub ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho