Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan oo hadal ka jeediyay Golaha Amaanka oo...
Agaasimaha Guud ee Qeybta Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir iyo Guddoomiyaha degmada Heliwaa ayaa maanta degmada Heliwaa ka daahfuray Barnaamijka...
Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Axmed Xuseen macalin Dr. Gurrey oo shalay soo gaarey Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ummadda Soomaaliyeed ugu tacsiyadeeyay geerida Allaha u naxariistee Abwaan Sooraan oo...
Allaha u naxariistee Abwaan Sooraan oo ka mid ahaa jilayaasha caanka ah ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Burco. Wasiirka Warfaafinta...
Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa maanta Muqdishu kula kulmay Danjiraha Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya Danjire...
Kooxda Daalibaan ayaa shuruudo adag ku xiray ka qeybgalka shirka ka dhicidoona magaalada Istanbul ee waddanka Turkey, sida ay warbaahinta...
Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa kulan la qaatay hormuudka haweenka Soomaaliyeed ee ku jira golayaasha kala...
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgallo qorsheeysan kawada Degaano katirsan Gobolka Shabeelaha dhexe, Howlgalka oo uu hogaaminayo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka...
Hay'adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa baahisay maanta oo Arbaca ah, warbixin ay ka soo saartay faafitaanka nooc cusub oo kamid...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa la kulmay Ms. Åsa Regnér oo...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyay Madasha 7-aad ee...
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u...
Dable Xoogga Abuukar Maxamuud Yuusuf ayaa Lagu Eedeyay inuu geeystay Dhac hubeysan iyo Turufo, Kadib markii uu ku dayey saaxiibkiis...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho