UK ayaa noqotay dalkii ugu horeeyay ee meel mariya talaalka cudurka safmarka ah ee Covid-19. Xoghayaha caafimaadka Britain Matt Hancock...
waxaa mudooyinkii u danbeeyay magaalada Galkacyo ka socday dadaalo lagu xoojinayo waxbarashada caruurta maqalkoodu maqan yahay ayaa waxaa masuuliyiin ka...
Qaramada Midoobay ayaa qaban doonta berrito oo khamiis ah shir aan caadi ahayn kaasi oo looga hadlayo sidii looga hartagi...
Diyaarad ay leedahay shirkadda diyaaradaha Jabuuti Airlines ayaa shil ku gashay garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe ka dib Markii cillad matoorka...
Guddoomiye ku xigeenka howlaha guud ee maamulka gobolka Banaadir mudane Faarax Cabdi Diini ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlayay qorshaha...
Madaxweyne Ku xigeenka dowlad gobaleedka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa kulan kula qaatay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan...
Dowalda itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in ay ciidanka dowlada itoobiya isku dhiibtay afhayeenkii hore ee aqalka sare ee baarlamaanka...
Dowladda Soomaaliya waxa ay ku bogaadineysaa Shacabka degaanka Bacaadweyne ee gobolka Mudug dagaalkii geesinimada lahaa ee ay kaga hortageen cadowga...
Midnimo caalami ah iyo mas’uuliyad wadaag ah waa hal ku dhega munaasabadan oo ay si wadajira usoo qaban qaabiyeyn wasaaradda...
Muqdisho, Diseembar, 25, 2025; Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sahro Cumar Xasan ayaa maanta codkeeda ka dhiibatay Seejada Xarunta...
Muqdisho, Diseembar 25, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayso Marwada Koowaad ee dalka Marwo...
Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda oo ku hadlaysa magaca dhammaan diblumaasiyiinta safaaradda iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah uga dhiibtay codkiisa doorashada Golaha Deegaanka ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho