Magaalada Xaafuun 2 nin oo dhintay ayaa hadda la keenay gudaha magaalada waxaana la sheegay in 2 nin oo kale...
Ra’isulwasaaraha itoobiya Abiy Ahmed ayaa sheegay in lagalay wajigii sadaxaad howlgal soo celinta sharciga ee gobalka tigreega Abiy Ahmed wuxuu...
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo tababar u furay Guddiyada Doorashooyinka ayaa kula...
Guddoomiyihii hore ee gobolka Shabeelaha hoose Ibraahim Aadan Cali (Najax) ayaa maanta xilka ku wareejiyay guddoomiyaha cusub ee gobolka Shabellaha...
Guddiga Golaha Shacabka ee Xaqiiqa Raadinta Natiijadda Imtixaankii Dugsiyadda Sare ee Dalka ee 2020 ayaa la kulmay Xubno ka socda...
Dowlada Itoobiya ayaa sheegtay in ciidankeedu la wareegeen maanta magaalada Idaga Hamus kadib dagaal culus oo halkaasi ka dhacay Qoraal...
Dhageystayaal kusoo dhowaada Barnaamij ku aadan xaqiijinta doondada Haweenka ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaas oo aad kala socotaan Radio Muqdisho...
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminaya oo gaaray magaalada Baydhabo ayaa waxa si...
Madaxweyne kuxigeenka Dowlad-goboledka Hirshabelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa magalada Beledweyne kula kulmay Saraakisha Ciidamada qalabka sida ee soomaliya iyo...
Ciidanka dowlada itoobiya ayaa ku sii siqaya dhulka buuraha iyo dooxooyinka leh ee u dhaxeeya Mekelle iyo Adigrat halkaas oo...
Muqdisho, Diseembar 25, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayso Marwada Koowaad ee dalka Marwo...
Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda oo ku hadlaysa magaca dhammaan diblumaasiyiinta safaaradda iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah uga dhiibtay codkiisa doorashada Golaha Deegaanka ee...
Magaalada Muqdisho waxay maanta qortay taariikh baal dahab ah ka gashay sooyaalka siyaasadeed ee Soomaaliya, kaddib markii si wadajir ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho