Abuurkan oo ka kooban Galey cad iyo digir gaduud daaweysan tayo dhameystirana leh ayey Wasaaradda Beeraha Soomaaliya oo kaashaneysa shirkadda...
Wasiirada Cadaaladda, Warfaafinta, Ganacsiga, Shaqada iyo Isgaarsiinta ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta booqday isbitaalka Baydhabo oo la dhigay...
Mas’uuliyiinta Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya, sharci yaqaano dhanka beeraha ah iyo qubaro ayaa ka qeyb galay kulanka oo u...
Guddiga Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble u xil saaray baarista kiiska dilkii Guddoomiyihii hore ee Degmada Hodan Allaha...
Garoonka diyaaradaha ee magaalada kismaayo ayaa waxaa maanta duulimaad ku timid diyaaradii ugu horaysay ee qaadato taarkada diyaaraddaha ee Soomaaliya...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada 3-aad qeybta 27-aad Xoogga Dalka ayaa howlgal Amniga lagu xaaqiijinayay islamarkaasna lagula dagaalamayay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhanbaal hambalyo ah u diray madaxweynaha dalka aan walaalaha nahay ee...
Dadka reer cadaado ayaa maanta iskugu soo baxay salaad Alle looga baryaayo in kuleylka uu uga qaado roobna uu siiyo....
Dawladda Itoobiya ayaa shaacisay in geedi socodka buuxinta labaad ee biyo xireenka Al-Nahda ee Wabiga Niil, uu ku dhici doono...
Ugu yaraan 20 qof oo rayid ah ayaa la dilay, kadib markii ciidanka Myanmar ay Rasaas ku fureen mudaaharaadayaal kasoo...
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, iyo dhiggiisa dalka Masar, Badr Abdelatty, ayaa Talaadadii khadka taleefanka wada-hadal ku...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay safiirka Boqortooyada...
Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Danjiraha cusub ee dalka Hindiya u soo magacowday...
Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku daahfurtay Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed, oo ah Sharci...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho