Wasiirka Gaashaandhigga X.F.S Xasan Xuseen Xaaji, ayaa boogaadiyay guulaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ay ka gaareen howlgaladii ay ka fuliyeen...
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed General Mahad Cabdiraxmaan Aadan iyo taliye xigeenka Ciidanka ayaa kormeer shaqo ku tagay xarunta Taliska guud...
General Maxamed Tahliil Biixi, taliyaha Ciidanka dhulka oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in dagaaladii Ciidamada xoogga dalka beryahaan...
Wadaxaajoodkii Biyo xireenka Al-Nahda ee u dhaxeysa dalalka, Masar, Suudaan iyo Itoobiya, kana socday Congo, ayaa ku dhammaaday fashil sida...
Danjire Cawaale Cali Kulane, oo ah Safiirka jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Shiinaha, ayaa la saxiixday hishiis talaalka looga...
Shirkii Golaha Wadatashiga Arrimaha Doorashooyinka oo goor dhaw ka furmay Afisyooni, ayaa looga arrinsanayaa dardar-galinta Arrimaha Doorashooyinka dalka. Shirka oo...
Markab dagaal oo ay leeyihiin Ciiddanka Ilaalada Kacaanka Iiraan ee IRGC ayaa shalay lagu qarxiyey Badda Cas, gaar ahaan inta...
Hay’adda caafimaadka adduunka ayaa sheegtay in cudurka Karoona Fayras ku dhacay in ka badan 4 malyan oo qof todobaad gudihiisa....
Wasaaradda caafimaadka Brazil ayaa shaacisay, in 4,195 qof ay 24-kii saac ee lasoo dhaafay cudurka COVID-19 ugu dhimatay guud ahaan...
Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay go’an tahay, kuna dadaalayso sidii uu u mira dhali lahaa kulamada wadatashiga ah ee ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, iyo dhiggiisa dalka Masar, Badr Abdelatty, ayaa Talaadadii khadka taleefanka wada-hadal ku...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay safiirka Boqortooyada...
Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Danjiraha cusub ee dalka Hindiya u soo magacowday...
Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku daahfurtay Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed, oo ah Sharci...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho