376 qof ayaa 24-saac ee la soo dhaafay UK ugu dhintay cudurka karoonaha Dhimashada maanta waa ay yareed marka loo...
Kulankaani oo u dhexeeyay Wasaaradaha Haweenka iyo xaquuqul Insaanka Heer Federaal iyo Heer Maamul Gobaleed iyo Waxgarad ka soo jeeda...
Wasaaradda Gaashaandhiga dalka Faransiiska ayaa sheegtay in ay dileen Ba Ag Moussa oo ahaa Horjoogihii koox Al-qaacidda xiriir la leh...
Ku simaha madaxweynaha Koofur Galbeed, ahna afhayeenka baarlamaanka, mudane Cali Saciid Fiqi iyo Wasiirka haweenka Soomaaliya, Xaniifo Maxamed Ibraahim (Xaabsade)...
Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Qadar) Mahadi ayaa oo ku hadlayay magaca dowladda federaalka soomaaliya ayaa...
Qoraal ka soo baxay xafiiska Abiy Ahmed ayaa lagu sheegay in Mulu Nega loo magacaabay hogaanka gobalka tigreega ee colaadu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Heshiiskii Siyaasadeed ee Doorashooyinka Dadban kaas oo Golaha Shacabka iyo...
Gabar yar oo jirta lix bil ayaa ka mid ah 74 qof oo ku dhintay doon ku burburtay xeebaha liibiya....
Shirka golaha Wasiirada ayaa lagu ansixiyay xeer-hoosaadka Golaha Wasiirrada iyo magacaabista xubin ka bannaaneyd Guddiga Madaxa banan ee la dagaallanka...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa ka digay xaalad adag oo ka jirta guud ahaan dhulka...
La-taliyaha Madaxweynaha JFS ee dhinaca dhaqaalaha, ahna Guddoomiyaha Golaha Dhaqaalaha Qaranka, Dr. Xasan Aadan Hoosow, ayaa shaaciyay in ay soo...
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa kormeer shaqo ku gaaray deegaanno ka tirsan Gobolka Bakool, gaar...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay in waaxyaha Gurmadka Degdegga ah iyo Caafimaadka ay diyaariyeen gaadiid iyo shaqaale ku filan, kuwaas...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho