Cabdulmudhcim Aweys C/laahi oo sagaal sano jir ah iyo Aamina Aweys C/laahi oo todobo sano jir walaalo ah ayaa saaka...
Wasiirada Maaliyadda iiyo Howlaha guud ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta kormeerey dib u dhiska ka socda guriga Hooyooyinka Qaranka...
10 kamid ah maleeshiyaadka argagaxisada Alshabaab ayaa la dilay ka dib markii Ciidamada dowladda iyo kuwa Darawiishta Jubbaland howlgallo wadajir ah...
Madaxweynaha dalka Masar Abdel Fattah el-Sisi ayaa sheegay in khiyaar kasta uu u furan yahay ka dib markii ay fashilmeen...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Barnaamijka la tashiga dadweynaha oo uu...
Xoolo nool oo ay Maleeshiyaadka Al-Shabaab ku xareeyeen Xero ku taala Deegaanka Labi-dulle ayay bambooyin ku dhifteen, kahor inta aysan...
Dowladda Soomaaliya ayaa bilowday dhismaha Waddada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar, kaasi oo dib u dhis casri ah lagu sameynayo,...
Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ahna Guddoomiyaha maamulka iyo maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Cabduqaadir Maxamed Maxamud “Caanoboore” ayaa maanta daah furay shirweynaha...
Dooddaan oo ay ka qeybgaleen Xildhibaanno ka kala socday Barlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo kuwa dowlad goboleedyada ayaa diiradda lagu saaray...
Golaha Aqalka Sare ayaa kulan looga hadlayay ka qaybgalka siyaasadda dhallinyarada u qabtay Xildhibaanno ka socday Dowlad Goboleedyada Dalka. Senatarrada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed barbar socday Shir-madaxeedka dalalka dhex-dhexaadka ah ee magaalada Belgrade,...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, ayaa ku dhawaaqay qabsoomidda Shirweynaha Madasha Qaran ee...
Intii uu ku guda jiray booqashadiisa rasmiga ah ee dalka Qatar, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay Shirka Dalalka dhex-dhexaadka ah oo maanta ka furmay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho