Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ahna Guddoomiyaha maamulka iyo maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Cabduqaadir Maxamed Maxamud “Caanoboore” ayaa maanta daah furay shirweynaha...
Dooddaan oo ay ka qeybgaleen Xildhibaanno ka kala socday Barlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo kuwa dowlad goboleedyada ayaa diiradda lagu saaray...
Golaha Aqalka Sare ayaa kulan looga hadlayay ka qaybgalka siyaasadda dhallinyarada u qabtay Xildhibaanno ka socday Dowlad Goboleedyada Dalka. Senatarrada...
Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxay qabatay kulan wadatashi ah oo ku saabsan Suuqyada Maxaliga ah iyo Suuqyada...
بِسْمِ ٱللّٰهِ ٱلرَّحْمٰنِ ٱلرَّحِيمِ Sida aad lawada socotaan bishii 7-aad ee Sannadkii hore ee 2020-kii waxa soo bilaabmay doodda ku...
Wasiirka Wasaaradda Beeraha, Dhirta iyo Daaqa Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane; Axmed Nuur Xaaji Cusmaan oo Maanta Dhuusamareeb ku shir Guddoomiyay...
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in maanta oo Arbaca ah 15 qof ay ku dhinteen shil gaari oo ka dhacay koofur...
Wasiirka Gaashaandhigga X.F.S Xasan Xuseen Xaaji, ayaa boogaadiyay guulaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ay ka gaareen howlgaladii ay ka fuliyeen...
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed General Mahad Cabdiraxmaan Aadan iyo taliye xigeenka Ciidanka ayaa kormeer shaqo ku tagay xarunta Taliska guud...
General Maxamed Tahliil Biixi, taliyaha Ciidanka dhulka oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in dagaaladii Ciidamada xoogga dalka beryahaan...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehellada, bahda aqoonta iyo dhammaan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed barbar socday Shir-madaxeedka dalalka dhex-dhexaadka ah ee magaalada Belgrade,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho