Iyadoo lagu jiro xilli fasaxyo ah meelo badan oo caalaka ka mid ah. Dadweynuhuna ay filayeen in helaan qorax, dowladuhuna...
Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka xukumadda federaalka Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa maanta xarunta Safaaradda shiinaha ee Magaalada Muqdisho kulan...
Maxabiis farabadan ayaa ka baxsaday xabsi ku yaal gobolka Imo oo kuyaala koonfur bari Nigeria, ka dib weerar ay ku...
Dhinacyadii ka qeyb galay heshiiska Nukliyeerka ee sanadkii 2015 lagu gaaray caasimada Austria una dhaxeeyay Iiraan iyo kooxda (5 +...
Shirkii madaxda Qaranka iyo madaxda dowlad goboleedyada ee lagu waday maanta inuu qabsoomo ayaa dib loo dhigay. Shirka ayaa dib...
Duqa Magaalada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Sh. Xasan Jimcaale oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in xaalada cudurka Covid-19 ee gobolka...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeeray Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka ee Banaadir, halkaasi oo loogu...
Ra'iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa booqasho ugu tegey ciidamadii naftood hurayaasha ahaa ee ku...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed Filish ayaa barnaamijka la tashiga dadweynaha kala qeyb galay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenkii hore ahna Musharrax Xuseen...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehellada, bahda aqoonta iyo dhammaan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed barbar socday Shir-madaxeedka dalalka dhex-dhexaadka ah ee magaalada Belgrade,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho